Skip to main content

Websidkan waxaa sameeyay awlaada uu Skiikha ka tagay waxayna u sameeyeen in in cilmiga aaboohood uu uga tagay in ay la wadaagaan Somaalida muslimiinta ah oo dhan. Waxay websidka u hadiyeen shacabka soomaalida muslimiinta ah iyo in ay aabahood u noqoto sadaqa joogta ah. Halkaan waxaad ka baran kartaan Tafsiirka quraanka kariimka ah oo dhan, qaar ka mid ah kitaabka Riyaadu Saalixiin, iyo sida Xajka loo guto.

Qof walba waxaan u fasaxnay in uu dhagasto, ka shubto lana qaybsada cid ala cidii uu rabo.Waxaan shacabka booqanaya websidkan ka mamnuucnay in uu sadaqadan uu isticmaalo si uu si gaar ah uga macaasho.

Fadlan mar walba ood dhagaysato u ducee macalinkaada.


Nala Soo Xiriir